Home Wararka Maanta Magatte Guisse oo Gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb(Sawiro)

Magatte Guisse oo Gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Dowlada Galmudug mudane Ahmed Mohamed Ali (Cantoobo) ayaa Magaladda Dhusamreeb kusoo dhaweyay wafdi uu hoggaaminaayo
Magatte Guisse oo ah u qaabilsanahaUNHCR ee Soomaaliya oo maanta soo gaaray Dhusamareeb .

Imaatinka wafdigaan ayaa daaran xal u helidda barakacayaasha gudaha deegaannada Galmudug iyo Barnaamijka Xasilinta degaanada laga xoreynayo Cadawga.

Soo dhaweyn kadib wafdigaan ayaa Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ku qaabilay qasriga Mataxtooyda Galmudug.

Ad