Home Wararka Maanta Madaxweynaha Arsenal taageera ee walaaca ka muujiyay in kooxda qarankiisa ay sixir...

Madaxweynaha Arsenal taageera ee walaaca ka muujiyay in kooxda qarankiisa ay sixir adeegsadaan

0

Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah laga qaado arrimaha saameynaya kubadda cagta Rwanda oo ay ka mid yihiin in sixir uu ku lug leeyahay.

Mar uu ka hadlayay barnaamijka ‘Wedii Madaxweynaha’ ee telefishin dalkaas laga leeyahay ayaa wuxuu Kagame sheegay in dadka qaar, gaar ahaan tababarayaasha ay ku dhaqmaan waxyaabo aan maangal ahayn sida sixirka.

“Intii ay tababar ku filan qaadan lahaayeen, waxaad arkeysaa inay ku lug leeyihiin sixir iyo laaluush, taasoo ah waxa ugu horreeya ee u baahan in wax laga qabto,” ayuu yiri.

Kooxda kubadda cagta qaranka Rwanda ayaa mar qura keliya ka qeyb gashay Koobka Qaramada Afrika, sanadkii 2004.

Mr Kagame waa taageero caan ah oo kubadda cagta ah, wuxuuna taageeraa kooxda Arsenal. Waaxda Dalxiiska Rwanda ayaa qandaraas lagu murmay oo ku kacaya £30m ($42m) la gashya naadiga sanadkii 2018.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMaamulka Puntland”Garoowe wax hub ah laguma dhex qaadan karo waa mamnuuc maanta laga bilaabo,”
Next articleNinkii Qur’aanka gubey oo ay lasoo deristey xaalad ciriiri nololeed ah (Maxaa ku dhacay?)