Home Wararka Maanta Dowladda Somaliya oo ka hadashay Diblumaasiyada Kala dhaxeysa Jabuuti

Dowladda Somaliya oo ka hadashay Diblumaasiyada Kala dhaxeysa Jabuuti

0

Dowladda Soomaaliyaa ayaa si faahfaahsan uga hadashay wararka sheegaya inuu si weyn u sii xumaaday xiriirka Diblumaasiyadeed ee kala dhaxeeya dowladda Jabuuti.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq oo arinkaasi wax laga weydiiyay ayaa sheegay ineysan waxba ka jirin wararkaasi la faafiyay ee ah inuusan wanaagsaneen xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

“Jabuuti waxaanu nahay laba dal oo Walaalo ah hadana Soomaali isla ah, marka ma jirto wax xumaasho ah oo ku yimid xiriirka Diblumaasiyadeed ee inaga dhaxeeya, wey jirtay in tabasho aan ka muujinay qoraal aay soo saareen macnahedana maha inu xiriirkii xumaaday oo waatii uu Raysal wasaare Soomaaliya uu ka qeybgalay Caleema Saarkii madaxweynaha dalkaasi Ismaciil Cumar Geelle” ayuu yiri wasiir Maxamed Cabdirisaaq.

Ugu dambeyntii hadalka wasiirka arrimaha dibadda ayaa imaanaya, iyadoo sida la wada ogyahay dowladaha Soomaaliya iyo  Jabuuti hawada isku mariyeen dhaliilo xoogan oo saameyn ku yeelan karay xiriirka Diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya labada dal.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo shaaciyay Magacyada Guddigii Lagu Muransanaa (Akhriso)
Next articleFaah Faahin laga helayo Dil ka dhacay Muqdisho iyo Alshabaab oo sheegtay Masuuliyada dilkaas