Home Ciyaaraha Maanta Ciyaaryahan Caan ah oo laga soo saaray burburka Dhismo ku dumay Dhulgariirkii...

Ciyaaryahan Caan ah oo laga soo saaray burburka Dhismo ku dumay Dhulgariirkii Turkiga

0

Waxaa wali ka socda dalka Turkiga gurmadka loo fidinayo dad ku hoos jira dhismayaasha qaar ee ku dumiyay dhul-gariirkii xoogga badnaa ee ku dhuftay qeybo kamid ah dalkaasi, waxaana jira dad nool oo lasoo badbaadiyay.

Ciyaaryanka xulka Qaranka Chana  Christian Atsu ayaa laga soo saaray dhismo ku dumay dhul-gariirka, waxaana ciyaaryahanka oo dhaawacyo soo gaareen loola cararay isbitaal xaaladiisa lagula tacaalayo.

Ku xigeenka madaxa kooxda Hatayspor, Mustafa Özat uu katirsanaa ciyaaryahan Atsu ayaa sheegay in kooxaha gurmadka degdega ay soo badbaadiyeen ciyaaryahanka oo ku hoos jiray dhisme kusoo dumay dhul-gariirka.

“Christian Atsu waxaa laga soo saaray burburka dhismo uu ku sugnaa xilliga dhulgariirka dhacayay isagoo dhaawac ah, waxaana hadda xaaladiisa lagula tacaalayaa isbitaal “ayuu yiri  Mustafa Özat .

Ciyaaryahankan ku dhaawacmay dhul-gariirka ka dhacay dalka Turkiga ayaa kasoo ciyaaray horyaalka dalka Ingiriiska, waxa uuna usoo ciyaaray kooxo ay kamid yihiin Newcastale ,Chelsea, Everton iyo Bournemouth.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay

Duulaan ka Dhacay Duleedka Xudur oo Khasaaro lagu Gaarsiiyay Kooxda Shabaab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Taliska guutada 9-aad ayaa guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka Abagbeeday oo qiyaas ahaan 20 KM dhanka bari kaga beegan degmada Xudur ee

Xamsa Cabdi Barre oo Shacabka ugu Baaqay in loo Midoobe Dagaalka Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dalka uu ka socdo dagaal adag oo lagula jiro Kooxda Al shabaab uu tilmaamay in yihiin kuwa kasoo horjeeda nabadda iyo

Xasan Shiikh oo dib ugu laabtay Gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahaan kusugnaa Caasimadda Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo abaabulka howlgallada ka dhanka ah KooxdaAl shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa

Ilhaan Cumar oo ka hadashey Qorshe looga Tarxiilayo Dalka Mareykanka

Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Koongaraska Maraykanka, ayaa sharci-darro ku tilmaantay olole ay wadaan qaar ka mid ah xisbiga Jamhuuriga iyo ganacsadaha Elon Musk, kaasi oo lagu doonayo in
Ad
Previous articleGaraadyadii Ku Shirsanaa Magaalada Laasacaanood oo Ka Hadlay Go.aankii Dowlada Federalka Kaso baxay ee Dagaalka Laasacaanood
Next articleHeshiiska Soomaaliya iyo Imaaraadka: Maxaa loo fasaxay Imaaraadka in ay ka sameeyaan Soomaaliya?