Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Dagaal Culus oo Alshabaab iyo Ciidamada Galmudug Dhexmaray

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaal Culus oo Alshabaab iyo Ciidamada Galmudug Dhexmaray

0

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Degaanka oo garab ka helaya Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa galabtay weerar ku qaaday Saldhig kooxda  Al-shabaab ay ku lahaayeen degaanka Doonlaaye oo u dhow Degaanka Shabeellow Konfurta Mudug,

Ciidamada degaanka ayaa xoog kaga saaray maleeshiyaadka Boholaha degaanka oo ay ku dhuumaalaysanayeen. Waxaana hadda firxadkooda laga soo sheegayaa aagga Shabeellow, halkaas oo ciidamadu ay ku sii daba jiraan.

 

Ad