Home Wararka Somaliya Hirshabeelle War Deg-Deg Ah; Alshabaab Oo Weerar Qaraxyo Ku Qaaday Deegaanka Xawaadley

War Deg-Deg Ah; Alshabaab Oo Weerar Qaraxyo Ku Qaaday Deegaanka Xawaadley

0

Wararka ka imanaya deegaanka Xawaadley ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar qarayo ku bilowday ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga ku lahaayeen deegaanka Xawaadley oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe.

llaa saddex baabuur oo waxyaalaha qarxa lagu buuxiyay lagu weeraray saldhigga, waxaana la sheegay in ciidamo badan oo uu ka mid ahaa sarkaalkii madaxda ka ahaa saldhigaas oo magaciisa lagu sheegay Shotoqeey.

Ad