Home Wararka Maanta Go’an laga soo saaray Sharciga Cusub ee Hay’ada NISA ee Dhawaan lasoo...

Go’an laga soo saaray Sharciga Cusub ee Hay’ada NISA ee Dhawaan lasoo saaray

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka.

Shirka ayaa looga hadlayey hindise sharciyeedka Hay’ada Sirdoonka iyo Nabsugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha oo loo yaqaan (National ID).

Labada sharci ayaa dhowaan waxaa meel mariyey golaha wasiirada xukuumada Somalia, waxaana haatan ay hor yaalaan labada aqal ee baarlamanka oo marka ay ka doodaan cod u qaadi doona.

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa ka dooday hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha oo loo yaqaan (National ID) kuwaasoo ay xukuumadu soo gudbisay.

Waxay guddigu go’aansadeen in la geeyo Golaha, sidoo kale guddiga ayaa si qota-dheer uga dooday hirgelinta Xeer-Hoosaadka iyo  ilaalinta kooramka xildhibaannada.

Dhinaca kale, Gudiga Dhaqalaha Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga Ayaa kulan is xogwareysi la yeeshay He’yada Taya-Dhowrka Soomaaliyeed (Somali Bureau of Standards SOBS)

Waxayna si qoto dheer iskaga wareeysteen  xaalada Hay’ada meesha ay wax u marayaan iyo qaabkii loo hormarin lahaa tayo dhowrka Soomaaliya maadaama ay hayadan laf dhabar u tahay tayo dhowrka Dowlada Soomaaliya shaqo adagna ay Qaranka u hayso.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAkhriso: Cuqaasha Gobolka Sool oo 12 qodob ka soo saaray colaada Laascaanood
Next articleAxmed Madoobe Oo Maanta Dib Ugu Laabtay Magaalada Kismaayo ee Xaruunta KMG ee Maamulkaasi