Home Wararka Maanta Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo Markale Maantay Baaqday iyo Aadan Madoobe oo Hanjabaad...

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo Markale Maantay Baaqday iyo Aadan Madoobe oo Hanjabaad Diray

0

kulankii Golaha Shacabka ee maanta ayaa kooram la’aan u baaqday kaddib markii ay Xildhibaannada soo xaadiri waayeen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa digniin culus u diray xildhibaannada farhiyada baarlamaanka ka maqan, isaga oo faray qaybta anshaxa in ay shaqadooda qabsadaan oo lala xisaabtamo kuwa maqan.

Mahan Markii ugu Horaysay oo Baarlamaanka Soomaaliya u baaqdo kooram la.aan u baaqdo arinkaan ayaana Mudooyinkii u Danbeeyey soo laalaabtay.

Lama Oga in aadan Madoobe oo ka Dhabayn Doono Hanjabaada uu Maantay uu Uduray Baarlamaanka iska maqan.

Ad