Home Wararka Maanta War Deg Deg Ah:- Qaraxyo isxig-xiga oo laga maqlay Magaalada Muqdisho

War Deg Deg Ah:- Qaraxyo isxig-xiga oo laga maqlay Magaalada Muqdisho

0

Dhowr qarax oo isxigay ayaa goor dhow laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho caasimada Somalia.

Jugta Illaa shan qarax ayaa laga maqlay Muqdisho intii u dhexeysay xiliyada salaada ee maqibka iyo cishaha

Warar markii hore soo baxay ayaa sheegayay in qaraxyadaas ay ahaayeen madaafiic hoobiyeyaal ah oo ku dhacay agagaarka xarunta Madaxtooyada Somalia, hase ahaatee saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ayaa sheegay in qaraxyadsa ay ahaayeen kuwo dheemish ah oo la dhigay goobo kala duwan, looguna talo galay in amniga khal Khal lagu geliyo

Weli lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay qaraxyada ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleKu Dhawaad 15 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Next articleOdawaa Yuusuf oo Amar Cusub siiyay Ciidanka Dagaala kula jira Kooxda Shabaab