Home Wararka Maanta Ku Dhawaad 15 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka...

Ku Dhawaad 15 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shil khasaare xooggan geystay uu ka dhacay degmada Howlwadaag ee bartmaha magaalada.

Shilka oo si gaar ah uga dhacay isgoyska Jid Maeeexaan ayaa ka danbeeyay kadib markii gaari Inataree ah oo soo fariin goostay uu jiiray gawaari iyo Mootooyin ay dad shacab ah saarnaayeen, iyadoo wadihii gaariga weyn uu xakameyn waayay.

Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in shilkan uu sababay dhimasho iyo dhaawac, 14 qof oo dhaawacyo daran qaba ayaa loola cararay xarumaha caafimaadka, si xaaladooda loola tacaalo.

Wararka ayaa intaasi kusoo daraya in shilkan ay ku geeriyootay gabar lagu magacaabi jiray Najma C/casiis Cilmi oo xiligaasi uun ka soo baxday Jaamacadda UNISO oo ku taala aagga halka shilka uu ka dhacay.

Gudoomiyaha degmada Howlwadaag ayaa warbaahinta gudaha u sheegay iney wadaan baaritaanada waxa sababay shilkan, wuxuuna wadayaasha gawaarida qaada Xamuulka ka dalbaday iney taxadar dheeri ah muujiyaan.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleWaa Ku Waan 40ka Xiddig Ee Ugu Qiimaha Badan Dunida Ee Heshiisyada Xorta ah lala Gali karo iyo Kooxaha Ay ka Tirsanyihiiin
Next articleWar Deg Deg Ah:- Qaraxyo isxig-xiga oo laga maqlay Magaalada Muqdisho