Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Mudo kororsigii uu Horay usamaystay Laftagareen oo Qarka usaaran inuu Fashilmo

Mudo kororsigii uu Horay usamaystay Laftagareen oo Qarka usaaran inuu Fashilmo

0

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa qorsheenaya in muddo kororsi sameeyo, xilli maalmo un ka harsan yihiin muddo xileedkiisa rasmiga ah oo aheyd afar sanno.

Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa hadda muddo kororsi ugu sameeyay madaxweynaha, hasa ahaatee waxaa kasoo horjeeda muddo kororsigaasi siyaasiyiinta Koonfur Galbeed qaarkood.

Qaar kamid ah xildhibaanada heer federaal ee baarlamaanka Soomaaliya ku jira ayaa si weyn uga soo horjeestay muddo kororsiga uu ku taamayo Madaxweyne Laftagareen, waxa ayna walaac xooggan ka muujiyeen in ay hirgasho muddo kororsiga madaxweynaha.

Xildhibaan Saadiq Cabdullaahi Cabdi ayaa sheegay in isaga iyo xildhibaano kale aad uga walaacsan yihiin xaaladda Koonfur Galbeed, waxa uuna xusay in aysan raali ka aheyn in muddo kororsi sameesto Laftagareen uu tilmaamay in maalmo u harsan yihiin.

“Warqadda aanu soo saarnay waxay xambaarsan tahay walaaca xaaladda siyaasadeed iyo muddo doorasho ee maamulka Koonfur Galbeed oo wakhtigan xaadirka ah aad u kacsan maadama Madaxweynaha xilka kasii degayo uu muddo xileedkiisa maalmo yar uga harsan yihiin”. ayuu yiri Xildhibaan Saadiq.

Xildhibaanka ayaa ku baaqay in la qabto doorashada Koonfur Galbeed xilligeeda rasmiga ah, waxa uuna ka dhawaajiyay in aysan marnaba raali ka noqon doonin in la sameeyo wax muddo kororsi ah.

Hadalka xildhibaanka ayaa imaanaya xilli magaalada Baydhabo joogo guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo wada abaanulka shirweyne la isugu keenayo siyaasiyiinta Koonfur Galbeed.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleFaahfaahin: Ugu yaraan 5 deegaan oo Hor leh laga xoreeyey Al-Shabaab Xili Jiho Cusub uu Dagaal uga Furmay
Next articleDowlada Soomaaliya oo loogu deeqay lacag $70 milyan oo dollar ah