Home Wararka Maanta Ciidamo Hor leh oo Xoraynaayo Deegaano Ka Tirsan Galmudug oo Garoonka Muqdisho...

Ciidamo Hor leh oo Xoraynaayo Deegaano Ka Tirsan Galmudug oo Garoonka Muqdisho laga Qaaday(Sawiro)

0

Waxaa maanta mar kale garoonka diyaaradaha Muqdisho ka duushay diyaarad sida ciidamo ku biiraya dadaallada dib-u-xoreynta ee ka socda gobalka Galguduud gaar ahaan magaalada Wabxo iyo hareeraheeda.

Ciidanka ayaa waxaa sagootiyay xildhibaanno saraakiil ciidan iyo mas’uuliyiin dowladeed.

Dhawaan ayaa ciidamada dib u xoreynta deegaanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka, waxay la wareegeen magaalada Istaraatiijiga ah ee Wabxo, waxaana qorshuhu yahay inay sii baacsadaan haraadiga kooxda Khawaarijta ah ee wali ku dhuumaaleysanaya.

Ad