Home Wararka Maanta Ciidmada Dowlada Oo la wareegay Degaano Hoostaga Degmada Raagaceele

Ciidmada Dowlada Oo la wareegay Degaano Hoostaga Degmada Raagaceele

0

Ciidanka xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegay saaka tuulooyinka Warkulan, Bakajeex, Gaaleef, Warciise, Qoordheere iyo Jilableey kuwaasi oo dhammaantood ku yaala inta u dhaxaysa magaalada Jowhar iyo degmada Raageceele ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Deegaanadaan ayaa ahaa kuwa muhiim u ahaa Khawaarijta , waxaana howlgalkaan uu qayb ka yahay qorshe leesugu furayo degmooyinka Gobalkaan sidoo kalana Argagixisada looga ciribtirayo dalka oo dhan.

Ad