Home Wararka Maanta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka Hadashay Kacdoonka ka dhanka ah Alshabaab (Akhriso)

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka Hadashay Kacdoonka ka dhanka ah Alshabaab (Akhriso)

0

Wasaaradda Gaashaandhiga XFS ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay kacdoonka shacabka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka, kaas oo lagu soo afjarayo argagixisada Al-Shabaab.

Howlgallo xoogan ayaa ka socda Goballada dalka waxaana wasaradu ay sheegtay inay xoojinayso Dagaalka Dalka looga saarayo Shabaab

 

 

 

Ad