Home Wararka Maanta Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo la Kulmay Dhaqanka Galmudug (Sawiro)

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo la Kulmay Dhaqanka Galmudug (Sawiro)

0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Galmudug ,

Kulanka ayaa laga hadlayo kaalintooda la xiriirta dib u heshiisiinta,Xasilinta deegaannada laga xoreeyo Alshabaab iyo ka feejignaanta dhagartooda is kahor keenista beelaha.

Ad