Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaarihii Hore ee dalka oo Maanta u Ambabaxay Wadanka Sacuudiga...

Ra’isul Wasaarihii Hore ee dalka oo Maanta u Ambabaxay Wadanka Sacuudiga (Sawiro)

0

Ra’iisul wasaarihii hore ee XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u anbabaxay dalka Sacuuudi Carabiya si uu u soo guto cibaadada xajka ee sanadkan.

Rooble ayaa toddobaadkii hore xilka wareejiyay ka dib 21 bilood oo uu dalka Ra’iisul Waaaare ka ahaa, isagoo soo hoggaamiyay howshii doorashada dalka.

Ad