Home Wararka Maanta DEG DEG Villa Soomaaliya oo warbaahinta looga yeeray

DEG DEG Villa Soomaaliya oo warbaahinta looga yeeray

0

Goor dhaw Madaxtooyada Soomaaliya waxaa looga yeeray Bahda Saxaafada waxaana la filayaa in la sameeyo Magacaabis sida wararku sheegayaan

ilo ku dhaw Madaxtooyada ayaa sheegaya inay suurta-gal tahay in la sameeyo Magacaabis ku saabsan saraakiisha Ciidamada sida Boliiska Milateriga iyo asluubta, waxaana sidoo kale magacquul ah in la sameeyo magacaabista Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo dhawaan laga helay COVID-19, ayaa isugu yeeray warfidiyeenka waxaana isha lagu hayaa Hadalka ka soobaxa Madaxtooyada Soomaaliya

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Hambalyo udiray Dowladda jabuuti
Next articleGuddiga cunaqabataynta hubka Soomaaliya oo Sheegay siday ula Shaqayn doonaan Dowladà u hogaamiyo Xasan Sheekh