Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya oo La Doortay(Sawiro)

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya oo La Doortay(Sawiro)

0

Guddiga isku dhafka ah ee Labada Aqal ee ka shaqaynaya Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku doorteen Guddoomiyaha guddigaasi.

Guddoomiyaha guddiga isku dhafka ee ka shaqeenaya qabashada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa isku soo sharaxay labo Senator iyo xildhibaan katirsan gollaha shacabka.

Codeyn la sameeyay ayaa guddiga waxa ay guddoomiye u doorteen Senator Cabdiqani Geele Maxamed oo helay 10-cod halka Maxamed Axmed beereey helay 5 cod, waxaa sidoo kale 2-cod kaliya helay Senator Cabdi Ismaaciil Samatar.

Guddiga doorashada ee iska soo xuleen labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka ayaa la filayaa in ay soo saaraan jadwal iyo habraac loo marayo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la filayo in dhawaan dalka ka dhacdo.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleCiidamo Ka Tirsan Kuwa Itoobiya oo Qaraxyo Iyo Dagaal Toos ah lagu Qaaday
Next articleGabar Soomaaliyeed oo lagu Eedeyey in ay al-Shabaab lacago U aruurisay oo Maxkamad Lasoo Taagay Xukun Adagna Lagu Riday