Home Wararka Maanta Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Beesha Caalamka Kala Hadlay Arin Xasaasi ah.

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Beesha Caalamka Kala Hadlay Arin Xasaasi ah.

0

Muqdisho wakiilada beesha caalamka u fadhiya Somalia

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii qaab hufan  loogu soo gabagabeyn lahaa hannaanka doorashada, iyo baahida loo qabo in la horumariyo qorshaha dhismaha dowladnimada Soomaaliya.

Wakiilada beesha caalamka ayaa sidoo kale Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay sidii loo xalin lahaa muranka ka taagan xildhibaano labo garab ah oo lagu doortay Ceelwaaq iyo Garbahaarey.

Shiikh Aadan Madoobe ayaa dhinaciisa kaga warbixiyey beesha caalamka qorsheyaashiisa ku aadan sidii qaab nabdoon loogu soo gebagebeyn lahaa doorashada, wuxuuna xusay inuu dedaalkiisa iskugu geyn doono sidii uu u qancin lahaa dhinacyada oo dhan.

Ad
Previous articleShiikh Aadan Madoobe oo Amniga Doorashada la wareegay, Digniina Siiyay Taliyayaasha Booliska iyo Milateriga(Sawiro)
Next articleBaarlamaanka Soomaaliya oo Beri Laisugu Yeeray Iyo Agenda Xasaasi ah oo looga Hadlaayo