Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg Deg: Sanbaloolshe kusoo Baxay Doorashadii Kasocotay Baladweyne

Deg Deg: Sanbaloolshe kusoo Baxay Doorashadii Kasocotay Baladweyne

0

C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ku guuleystay doorashada kursiga #HOP058, waxaa uu helay 54 cod wareeggii koowaad, taasoo ka dhigan in cod hal dheeri ah uu ku soo baxay.

Rasaas loogu dabaal dagayo guusha doorashada Sanbaloolshe ayaa laga ridayaa magaalada Beledweyne.

 

Doorashadaan oo ahayd mid adag aya La Filaayay in Wareeg labaad laisla Gaari Doono Balse Sanbaloolshe ayaa Wareega Kowaad kusoo Baxay.

 

Sanbaloolshe aya ahaa Taliyihii nabad suguda Xiligi Qalbi Dhagax Itoobiya loo Gacan galiyay

 

Ad
Previous articleHanaanka Dayn Cafinta Soomaaliya oo Meel Halis ah Maraaya iyo Bankiga aduunka oo ka Hadlay
Next articleCali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed oo Qaabilay Sanbaloolshe kadib Guushiisii(Sawiro)