Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Doorasha adag oo goordhow Ka Bilaabatay Magaalada Baladweyne(Sawiro)

Doorasha adag oo goordhow Ka Bilaabatay Magaalada Baladweyne(Sawiro)

0

Magaalaada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa goordhow ka bilaabatay doorashada Kursiga Hop#058 oo ay ku tartamayaan 7 Musharrax.

Shalay ayaa qorshuhu ahaa inay dhacdo doorashada balse ay u baaqatay sababo la xiriira Amniga, waxaana musharrixiinta tartamaya kujira Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe.

Doorashada adag ayaa Malmahaan looga Bartay in lagu Qabto Baladweyne Taas oo Qaar kamid ah Xildhibaanada Utartamayay lagu Qarxiyay Magaaladaas.

Ad
Previous articleMadaxweyne ordogan oo Dhigiisa Ruushka ugu Baaqay Xabad joojin Deg deg ah
Next articleHanaanka Dayn Cafinta Soomaaliya oo Meel Halis ah Maraaya iyo Bankiga aduunka oo ka Hadlay