Diyaaraddii Kowaad oo Sida masuuliyiin xilal kala duwab ka soo qabtay dalka, Ganacsato iyo Aqoon yahano reer Galmudug ah ayaa hadda ka degtay degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Ujeedka wafdigaan maantay Hobyo Tagaya ayaa ah Dhismaha Dekadda Hobyo oo ay iska kaashanayaan Shirkadda Baraarug, Ganacsatada Soomaliyeed iyo Shirkad laga leeyahay Dalka Turkiga oo shaqo wadaag la ah Baraarug.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug C/raxmaan Cali Diiriye Isxal, Maamulka degmada Hobyo, Masuuliyiinta Baraarug, GOB iyo Ganacsato ayaa Garoonka ku soo dhaweyey wafdigaan.
Ad