Home Wararka Caalamka Mareykanka oo aaminsan in Ruushka uu lumiyay Boqolkiiba 10% ciidamadiisa ku sugan...

Mareykanka oo aaminsan in Ruushka uu lumiyay Boqolkiiba 10% ciidamadiisa ku sugan Ukraine

0

Ruushka ayaa lumiyay 10% ciidamadiisa ku sugan Ukraine tan iyo markii duulaanku bilowday, sida uu sarkaal Mareykan ah u sheegay dhowr xarumood oo warbaahinta ah.

Ad