Home Wararka Maanta Alshabaab oo La wareegay Degmada Matabaan

Alshabaab oo La wareegay Degmada Matabaan

0

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay inay galabta la wareegeen gacan ku haynta Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Qoraal ay Al-Shabaab ku daabaceen warbaahinta taageersan ayay ku sheegay in dagaalyahanadooda ay guud ahaan la wareegeen degmada Matabaan.

Dadka deegaanka ayay soo wajahday Cabsi ku aadan in dagaal uu halkaasi ku dhexmaro ciidamada dowladda iyo Al-shabaab weerarka soo qaaday.

“Dagaal kooban ka dib Al-shabaab ayaa la wareegtay degmada Matabaan, waxay hadda joogaan bartamaha degmada gaar ahaan saldhiga Booliska iyo xarunta maamulka, cabsi fara badan ayaana jirta” ayuu yiri goob jooge ku sugan degmada Matabaan oo la hadlay warbaahinta

Ma jirto weli wax war ah oo kasoo baxay Hay’adda amniga Soomaaliya oo ay uga hadlayaan sheegashada Al-Shabaab ee ah in Matabaan ay la wareegeen oo Maamul ahaan ka tirsan Hirshabeelle, balse Galmudug ay maamusho

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMiilkiilaha Kooxda Chelsiya oo lacagtiisii Laxayiray ogoow Sababta
Next articleGalmudug oo Dib u dhigtay Doorashadii Gaalkacyo iyo Xiisad Saakay Ka Taagan Gaalkacyo