Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Daahir Amiin jeesow oo Markale ku guulaystay Xildhibaan

Daahir Amiin jeesow oo Markale ku guulaystay Xildhibaan

0

Daahir Amiin Jeesow aya ku guuleystay kursiga Gollaha Shacabka Baarlamanka JFS ee tirsigiisu yahay HOP030 ee beesha Gaaljecel / Makaahil.

Daahir aya kamid ah Xildhibaanada ugu afdheer Baarlamanka Federalka Soomaliya, wuxuna oraahdisa iyo afkaartisa siyaasaded hadba u gudbiya bulshada Soomaliyeed.

Xildhibaan Jeesow waa mid kamid ah Xildhibaanada uu ugu kalsoonida badan yahay Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaana la sheega inuu kamid yahay shaqsiyaadka uu u xil-saartay gaalangalka iyo ol-olaha Baarlamanka.

Kooxaha mucaaradka aya Madaxweynaha Hirshabelle ku cadaadinayen in Xildhibaan-nimada la dhaafiyo Jeesow si loo abuuro fikrad ah qof walbo Farmaajo taageray in uu kursi waayay taas oo dhaawac ku noqon laheyd ol-olaha dib u doorashada Madaxweyne Farmaajo.

 

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMaxaa kasoo Baxay kulankii Raysulwasaare Rooble iyo Safiirka Maraykanka?(Sawiro)
Next articleMiilkiilaha Kooxda Chelsiya oo lacagtiisii Laxayiray ogoow Sababta