Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Aqriso: Xildhibaano Cusub oo Goordhow lagu Doortay Magaalada Baydhabo(Sawiro)

Aqriso: Xildhibaano Cusub oo Goordhow lagu Doortay Magaalada Baydhabo(Sawiro)

0

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa saakay ka socota doorashada Xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya.

Kursiga tirsigiisu yahay Hop099  ayaa loo doortay Axmed Madoobe Nuunow oo katirsan Wasiiradda maamulka Koonfur Galbeed waxa uuna helay 75-cod halka musharaxii la tartamayay Cabdinasir Ibraahim Aadan isna helay 25-cod.

Waxaa sidoo kale kursiga labaad ee tirsigiisu yahay Hop168 ku guuleesatay Luul Ibraahim Cumar oo heshay 86-cod halka musharaxii kursiga kula tartantay Nasteexo Axmed Nuur ay heshay 15-cod.

Magaalada Baydhabo waxaa sidoo kale ka socota doorashada kuraas kale oo kamid noqonaya gollaha shacabka, waxaana maanta qorshuhu yahay in magaaladaasi lagu doorto ilaa lix Xildhibaan.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleDil Goordhow ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Next articleMaxamed Adan maxamed oo Maantay Xukun Dil ah Lagu Riday