Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed 4 Kursi oo ka Mid Noqon Doona Golaha Shacabka oo La...

4 Kursi oo ka Mid Noqon Doona Golaha Shacabka oo La Shaaciyay

0

Baydhabo : kuraas cusub oo lashaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT waxa uu shaacinayaan qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay KGS Baydhabo.

 

 

Kuwaas oo doorashadoodu laqabandoono isbuucan. hirgelinta doorashada KGS SEIT waxa uu shaacinayaan qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay KGS Baydhabo Kuwaas oo doorashadoodu laqabandoono dhawaan.

Kuraasta Xildhibaanada Maanta lashaaciyay Baydhabo iyo qabiilada ay kasoo jeedaan

1: Hop#275 (M.Wayne) Waxaa hore ugu fadhiyay Sheikh Shaacir .
2: Hop#230 (Dir Biyomaal) waxaa horey ugu fadhiyay Prof Ibbi.
3: Hop#183 (Hubeer) waxaa horey ugu fadhiyay Sandheere Maxamed Iftiin
4: Hop#178 (Yantar) waxaa horey ugu fadhiyay Xasan Amar danbe

Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HoP275 HOP230 HOP178 iyo HOP183.

 

 

Kuraastaan ayaa ka mid ah 16 kursi oo ku Harsan magaalada Baydhabo.

 

 

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleRuushka Oo Hanjabaad Culus soo Diray Xili ukrain uu iska Caabin Xoogan kala Kulmay
Next articleWariye ka Tirsanaa Telefishinada Soomaaliya oo Alshabaab ku Biiray(Sawiro)