Home Wararka Maanta Deg Deg qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Deg Deg qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax ayaa lala beegsaday gaari ay lee yihiin ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka xerada Asluubta ee u dhaw EX- control Afgooye.

 

 

waxaa qaraxa ku geeriyooday nin watay gaari dameer oo goobta qaraxu ka dhacayay marayay.

Ad