Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Safiirka ingiriiska ee Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Safiirka ingiriiska ee Soomaaliya

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Muqdisho kula kulmay Safiiradda Dowladda Ingiriiska ufadhisa Soomaaliya Danjirad Kate Foster.

Madaxweynaha iyo Danjiradda ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka uu marayo iyo arrimaha doorashada.

Kulankaan Ayaa ku Soo aaday Waqti Xasaasi ah oo Soomaaliya ay ka jirto Xaalad Siyaasadeed oo Murugsan.

Ad