Home Wararka maanta Sawiro:- Wafdi ka Socda Dowlada Jabuuti oo gaaray Hobyo

Sawiro:- Wafdi ka Socda Dowlada Jabuuti oo gaaray Hobyo

0

Wafdi ka socda Dowlada jabuuti ayaa gaaray Magaalada Hobyo halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Wasiirka Amniga Galmudug Fiqi ayaa sheegay in Wafdiga ay si heer sare ugu soo dhaweeyeen Magaalada leh Dekada.

Safarka Wafdiga ayaa salka ku haya Safar dhawaan uu Madaxweynaha Galmudug ku tagay Dalka Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here