Home Wararka Caalamka Akhriso Magacyada dadka Soomaaliyeed ee Lagu dilay Konfur Afrika Maalimihii La soo...

Akhriso Magacyada dadka Soomaaliyeed ee Lagu dilay Konfur Afrika Maalimihii La soo dhaafay (Sawiro)

0

Magacyada dadkii Soomaaliyeed ee sida Micna Darada ah Loogu dilay Konfur Afrika Maalmihii La soo Dhaafay.

Allaha u Naxariistee Marxuumiinta Waxaa Lagu Magacaabi Jiray

1⃣Axmed Eybakar Cumar,Gobe Ranboow
2⃣ Ismaaciil, Weydow Cumar sheikh
3⃣cabdi,Fitaax Xasan Nuur,
4⃣ Macalin Ibraahim Qaliiif,
5⃣ Cabdulqaadir CumarCali,Biibaaaye,
6⃣ Axmed Geestiir Axmed Timan, Jilac,

Soomaaliya aad ayaa Loogu beegsadaa Wadanka Konfur afrika waxaana Maalmihii la soo dhaafay Korortay xasuuqa Dadka Shacabka ah ee Ganaciyada ku leh Konfur Afrika.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Qado Sharaf Loogyu sameeyay Duleedka Galkacyo (Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddi Baara Dilkii Dhawaan Loo gaystay Sheikh Cali dheere (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here