Home galmudug Sawiro:- Xaflad Madaxweynaha Galmudug loogu sameeyay Dalka Turkiga

Sawiro:- Xaflad Madaxweynaha Galmudug loogu sameeyay Dalka Turkiga

0

wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor ayaa Xaflad heer sare ah waxaa Xalay loogu qabtay Magaalada Istanbul iyadoo ay ka qeyb qaateen bulshada Galmudug ee ku nool turkiga.

Wafdiga Madaxweynaga oo qeyb ka yihiin Xildhibaano ka tirsan Dowlada Somaliya ayaa halkaasi ka jeediyay Khudbado ay kaga hadleen Safarkooda iyo Hormarada laga gaaray Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here