Home galmudug Sawiro:- Marwada Madaxweyne Farmaajo oo Hobyo ka dhagax dhogtay Xaruunta Hooyada iyo...

Sawiro:- Marwada Madaxweyne Farmaajo oo Hobyo ka dhagax dhogtay Xaruunta Hooyada iyo dhalaanka

0

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane: Cali Daahir Ciid iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal, iyo Marwada Madaxweynaha JFS Maama Seynab Mo’alin, ayaa gaaray Magaalo xeebeedka Gobalka Mudug ee Hobyo.
Halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyey.

Marwo Seynab Mo’allim ayaana Magaalada Hobyo ka dhagax dhigtay xarun si Bilaash ah loogu daaweyn doono hooyada iyo dhalaanka.
-DHAMMAAD-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here