Home Wararka maanta Dowlada imaaraadka oo ka jawaabtay Awooda Turkiga iyo Farogalintiisa Liibiya

Dowlada imaaraadka oo ka jawaabtay Awooda Turkiga iyo Farogalintiisa Liibiya

0

Wasiiru-dowlaha  xarrimaha dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta Anwar Gargash ayaa ugu baaqay dowlada Turkigu in ay joojiso faragelinta ay  ku hayao arrimaha Carabta.

Anwar Gargash ayaa si kulul u dhaleeceeyay hadalladii ka soo yeeray wasiirka gaashaandhigga ee Turkiga kaa oo dowlada Inaaraadka ku eedeeyay in faragalin ku heyso arrimaha Libya.

“Cilaaqaadyada laguma maareeyo hanjabaado, mana jirto meel aqbaleysa khiyaanooyinka gumeysiga cusub,” ayuu boggiisa Twitter-ka ku qoray Anwar Gargash.

  1. Dowlada Turkiga ayaa taageerta dowlada Qaramada Midoobay aqoonsan tahay ee Liibiya halka Imaaraadka iyo Masar taageeraan maleeshiyaadka uu hogaamiyo Khalifa Haftar.
10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here