Home galmudug Maxaa ka jira Safarka Madaxweynaha Galmudug ee Turkiga

Maxaa ka jira Safarka Madaxweynaha Galmudug ee Turkiga

0

Inkastoo dhanka Xafiiska Madaxweynaha Galmudug aanan ka helin hadana warar hoose oo mudug24 heshay ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu ku wajahan yahay wadanka Turkiga.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Safarkiisa waxana uu ku wehlinayaa Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Casuumaad ka helay Madaxweynaha Turkiga Erdogan.

Safarka Madaxweynaha ayaana waxaa qeyb ka ah qaar kamid ah Madaxda Maamulada ka dhisan Dalka.

Mudane Qoor Qoor ayaana ku sugan Muqdisho isagoo halkaasi ka wada kulamo gooni gooni ah oo la yeelanayo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Mudug24.com muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here