Home Wararka Maanta Dhageyso Ra’isul wasaare Xamza oo ku dhawaaqay in lala heshiinayo dhamaan Dowlad...

Dhageyso Ra’isul wasaare Xamza oo ku dhawaaqay in lala heshiinayo dhamaan Dowlad Gobaleedyada

0

Ra’iisul Wasaare Soomaliya  Hamza Abdi Barre  ayaa ka hadlay arima xasaasi ah oo ku saabsan siyaasada Soomaalia iyo sidii loo hanaqaadi lahaa siyaasad ku dhisan kalsooni.

Xamza ayaa yiri ” Si loo helo madax isku kalsoon, waxaan u baahan nahay siyaasad degan, kalsoonina ka dhex abuurta madaxda dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada, taasina waa mudnaan-teenna koowaad.”

Hadalkaan uu jeediyay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa imaanaya xili shalay Golaha shacabka JFS ay 10 Maalin ugu kordhiyeen R/W waqtiga dhismaha xukumadda cusub

Ad
Previous articleHoggaamiyaha TPLF oo farriin Culus soo diray.
Next articleDeg Deg: Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheer) oo goordhow Caabudwaaq Lagu Toogtay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here