Home wararka caalamka Madaxweyne Trump oo Saxiixay go’an lagu dhimayo Qiimaha Dawooyinka Mareykanka

Madaxweyne Trump oo Saxiixay go’an lagu dhimayo Qiimaha Dawooyinka Mareykanka

0

Madaxweyne Donald Trump ayaa saxiixay afar amar fulin oo looga golleeyahay jarista qiimaha dawooyinka ee mareykanka.

“Afarta amar ee aan saxiixayo maanta waxay gebi ahaanba dib u habayn ku sameyn doonaan suuqa dawooyinka la qoro,” ayuu yidhi Mr Trump, oo dhalleeceeyay qiimaha “astronomical”.

Tallaabooyinka ayaa u oggolaanaya dhimis iyo soo dejinta dawooyin jaban oo dibadda laga keeno.

Mr Trump ayaa la kulmi doona madaxda dawooyinka maalinta talaadada, laakiin qaar ka mid ah falanqeeyayaasha warshadaha ayaa dhalleeceeyay tallaabadaas, iyagoo sheegay inaysan saameyn badan yeelan doonin.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here