Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Cadaado (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Cadaado (Sawiro)

0

Mdaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug.

Si weyn ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor Loogu Soo dhaweeyay Magaalada Cadaado ee Galmudug, waxaana Soo dhaweyntiisa qeyb ka qaatay Qeybaha Kala duwan ee Bulshada

Madaxwayne Qoor-Qoor ayaa u jeedka safarkiisu yahay daahfurka dhismaha golaha deegaanka degmada Cadaado oo wasaaradda arimaha gudaha Galmudug ay daadihin doonto.

Ad
Previous articleAskar Ka Tirsan NISA oo Dil Toogasha ah lagu Xukamay
Next articleMid ka mid Ah Jeneraalada Uga Sareeya Ruushka oo ukrain lagu Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here