Home Wararka Maanta Deg deg: Gudiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Xildhibaanada Dhawaan lasoo Doortay kana Reebay...

Deg deg: Gudiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Xildhibaanada Dhawaan lasoo Doortay kana Reebay Fahad yaasiin iyo Xubno kale

0

Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ku dhawaaqay natiijada doorashada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee ka dhacday Shanta Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Liiska Xildhibaannada laga soo doortay dowlad Goboleedyada ayaa la soo bandhigay, Liiska Xildhibaannada la shaaciyay ee Hirshabelle ayaa waxaa laga saaray Fahad Yaasiin Taliyihii hore NISA oo horay kursigiisa uu hakiyay Guddiga FEIT.

Ad
Previous articleAMiSOM oo Beri Howlgal Ka samaynaysa Garoonka Muqdisho kadib Qaraxyadii Dhawaan ka Dhacay
Next articleRooble oo ka hadlay in Fahad Yasin laga Reebo Xildhibaanada La Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here