Home Wararka Maanta Mareykanka oo mar kale si adag ugu hadlay xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya...

Mareykanka oo mar kale si adag ugu hadlay xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya

0

Waxaa xalay fiidkii magaalada Kampala ee daLKA Uganda lagu soo gabagabeeyay shir-madaxeedkii 42-aad ee madaxda urur goboleedka IGAD. Shirkaas ayaa looga hadlayay xiisadda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidoo kale colaadda dalka Sudan.

Dhanka kale, shirkaas waxaa ka qeyb galay saraakiil sarsare oo kala kala socota caalamka waxaana ka mid ahaa Mareykanka oo si adag uga hadlay xiisadda cirka isku sii shareereysa ee Soomaaiya iyo Itoobiya. Waxa uu sidoo kale walaac ka muujiyay in heshiiska is afgaradka ee Itoobiya iyo Somaliland ay al-shabaab ka dhigeyso marmarsiiyo ay ku heleyso dagaalamayaal cusub. Waakan Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka ee Geeska Africa Mike Hammer oo hadaladaas jeediyay.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Dowlada Imaaraadka oo qaaday tallaabo lama filaan ah kadib heshiiskii Biixi iyo Abiya Axmed
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Masar iyo Damicii Itoobiya oo…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here