Maamulka Jubbaland oo ka hadlay go’anka Dowlada kasoo baxay dhawaan

    0

    Maamulka Jubbaland ayaa ka soo horjeestay go’aankii Madaxtooyada Soomaaliya ee ahaa Axmed Madoobe loo aqoonsaday Madaxweyne KMG oo muddo 2 sano ah xilka heynaya.

    Qoraal  ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheregay in aanay jirin cid go’aan ka gaari karta muddo xileedka iyo doorashooyinka Jubbaland, si aan waafaqsaneyn Dastuurka, isla markaana muddo xileedka hey’adaha loo doorto inay yihiin 4 sano wax ka yarna aysan jirin.

    Hoos ka akhriso qoraalka Jubbaland

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here