Home galmudug Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Degmada Cabudwaaq

Sawiro:- Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Degmada Cabudwaaq

0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) iyo wafdi Ballaarran uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn heersare ah loogu sameeyey Degmada Cabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, xubno ka tirsan golleyaasha xukuumadda, maamulka degmada iyo ururada bulshada ayaa si wacan u soo dhaweeyey.

Khudbad kooban oo u jeediyey dadweyne isku soo baxay ayuu Madaxweynaha Galmudug kaga mahad celiyey sida diiran ee loogu soo dhoweeyey Caabudwaaq.

Qoor-qoor ayaa inta uu joogo magaalada Caabudwaaq waxaa uu kulamo la yeelan doonnaa masuuliyiinta maamulka iyo qeybaha bulshada degmada Caabudwaaq.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here