Home galmudug Sawiro Madaxweynaha Galmudug iyo Xubno Wasiiradiisa oo booqday Xeebta Hobyo

Sawiro Madaxweynaha Galmudug iyo Xubno Wasiiradiisa oo booqday Xeebta Hobyo

0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa Wasiiradda ayaa galabta booqday xeebta Magaalada Hobyo.

Qoorqoor ayaa waqti nasiino la qaatay qaar ka mid ah Golaha wasiiradda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Galmudug ayaa xariga ka jaray dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Ducaale Kaahiye oo laga hirgaliyey magaalada Hobyo.

Madaxweynaha ayaa waxaa xafladda ku wehliyay qaar ka mid ah golaha wasiirada Galmudug gaar ahaanna Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare iyo xubno kale.

Dugsiga cusub ee Ducaale Kaahiye oo ay dhiseen Jaaliyadda reer Galmudug ayaa waxaa ka fiideysan doona bulshada reer Hobyo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here