Home Wararka Somaliya Galmudug Dhacdo naxdin leh oo ugub ah oo ka Dhacday Magaalada Gaalkacyo

Dhacdo naxdin leh oo ugub ah oo ka Dhacday Magaalada Gaalkacyo

0

Dhacdo naxdin leh oo ka dhacday Gaalkacyo Gaar ahaan koonfurta Gobalka Mudug.

Wiil yar oo 11 jir ah laguna magacaabo Abdinaasir Yusuf Jihad ayaa kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo.

Maydka wiilka yar oo la geeyay Isbitaalka guud ee gobalka Mudug ayaa waxaa uu isbitaalku cadeeyay in wiilka kufsi loo gaystay ka hor inta uusan geeriyoon.

Taliska Booliska ayaa ii sheegay in ay gacanta ku hayaan rag ku eedaysan dhacdadaan.

Dadka Ku dhaqan Gaalkacyo ayaa layaaban Arinkaan ugubka ah ee Ka Dhacay Gaalkacyo Horay Waxaa sidaan oo kale loogu kufsadat loona Dilay Gabdho Da,yar lkn waa Markii ugu Horaysay oo Wiil Da,yar ah Sidaan Layeelo.

Booliska ayaana Laga Sugayaa inay cadeeyaan Waxa uu Salku ku Haayo Falkaan Waxuushnimada ah.

Ad
Previous articleMacalin Dugsi Qur’aan iyo afar kamid ah ardaydiisa oo aano qabiil loogu dilay Shabeelada Dhexe iyo Xiisad aan horay loo arag oo halkaas ka taagan
Next articleMadaxweyne Laftagareen oo qaatay go’aan la xiriira dagaalka Al-Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here