Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo kuuriyada Koonfureed Gaadiid kala Wareegtay(Sawiro)

Dowlada Soomaaliya oo kuuriyada Koonfureed Gaadiid kala Wareegtay(Sawiro)

0

DF ayaa la wareegtay gaadiid ay dowlada Kuuriyada Koonfureed ugu deeqday dowlada Soomaaliya

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa guddomay gaadiid ay dowladda Kuuriya ugu deeqday Wasaaradda Arimaha Dibada Dibada iyo Iskhaashiga Caalamiga ah.

Gaadiidkan oo ka koobnaa afar(4) gaari oo ah nooca Hyundai Santa ayaa ah qabytii labaad ee taageero gaadiid ah oo dowladda Kuuriya ay soo gaarsiiso Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS.

Xoghayaha Joogtada ah ee wasaaradda Mudane Xamza Adan Xaadoow ayaa uga mahadcelinay dowladda Kuuriya taageerada gaadiidka ah, isagoo sheegay inay uga faa’iidaysan doonaan fududaynta hawlaha Wasaaradda.

Ad
Previous articleVilla Somalia oo shaacisay 4 qodob oo shirka berri looga hadlayo iyo madaxda imaaneysa
Next articleSomalia oo mar kale ka soo muuqatay Liiska wadamada ugu Musuqa badan Caalamka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here