Home wararka caalamka Askar india ka tirsa oo lagu dilay dagaal dhex maray China iyo...

Askar india ka tirsa oo lagu dilay dagaal dhex maray China iyo India

0

Saddex askari oo Hindi ah ayaa lagu dilay isku dhacyo ay la galeen ciidamada Shiinaha magaalada Ladakh ee gobolka lagu muransan yahay ee Kashmir, xilli ay sii kordhayaan xiisada u dhaxeysa labada dal.

Ciidamada Hindiya ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in “saraakiil sare oo ka tirsan militariga ee labada dhinac ay hada kulmayaan si ay xaalada u difaacaan”, laakiin ma bixin faahfaahin dheeraad ah.

Dhimashada ayaa la rumeysan yahay inay tahay tii ugu horreysay muddo tobanaan sano ah iskahorimaad u dhaxeeyay labada awoodoodood.

Lasoco waxa soo kordha

Mudug24 wararka Caalamka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here