Home wararka caalamka Dibad baxyo xoogan oo habeenkii labaad ka dhacay dalka Lubnaan.

Dibad baxyo xoogan oo habeenkii labaad ka dhacay dalka Lubnaan.

0

Boqolaal ruux ayaa dibad baxyo xoogan ka dhigay magaalooyin katirsan dalka Lubnaan oo ay ku jirto magaalada caasimada ah ee Beirut.

Dibad baxayada ayaa looga soo horjeedaa dhaqaalo xumo liidato oo dalkaasi ka taagan, dhaqaalaha wadankan ayaana hoos u dhacay 70% tan iyo markii ay bilawdeen dibad baxyada bishii October.

Xaalada dhaqaale ee liidato ayaana waxaa kaga sii daray xaaladaha saf-marka Karona.

Arintan ayaa waxa ay kusoo beegmaysaa xilli dowladda dalkaasi ee wado dadaalo ay dhaqaalo balaayiin doolar ah ku waydiisanayso hay’adda lacagta dunida ee IMF

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here