Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Taliyaha Qaybta 60naad ee Ciidamada Xooga Dalka beri Xildhibaan noqon Doona oo...

Taliyaha Qaybta 60naad ee Ciidamada Xooga Dalka beri Xildhibaan noqon Doona oo Maantay Shahaadada Musharaxnimo Qaatay

0

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa Shahaadada Musharaxnimada Xildhibaan Gudoonsiyey Maxamed Sheekh Cabdulaahi (Ciirow) oo ah taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada xoogga dalka.

Taliyaha ayaa kamid noqday Saraakiisha Ciidamada ee kubiiraya Baarlamaanka, wuxuuna u tartamayaa Kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#077, kaas oo uu horay ugu fadhiyay Isgowe Deeroow Isaaq.

 

Ad
Previous articleWae Deg Deg ah: Dagaal Goordhow ka Qarxay Magaalada Baladweyne
Next articleMuuse Biixi “Soomaaliya haddii dagaal ay ka maarmi waydo Cashar baan u dhigaynaa”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here