Home wararka Dalka SAWIRO:-Galmudug oo lagu wareegtay Ciidamo iyo Gaadiid dagaal

SAWIRO:-Galmudug oo lagu wareegtay Ciidamo iyo Gaadiid dagaal

0

Waxaa weli Magaalada Gaalkacyo siwyen uga socda wareejinta gaadiidka dagaalka iyo maleeshiye beeleedyo ku sugnaa deegaanadaas oo ka mid noqonaya Ciidamada loo xaraynayo In ay ka mid noqdaan Ciidamada daraawiishta Galmudug.

Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha ayaa si rasmi ah loogu wareejiyey gaadiidkaas iyo maleeshiyaadkii saarnaa oo ku xaroon doona xerada tababarka Insha Qaris ee dhacda duleedka Gaalkacyo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here