Home wararka Dalka Dowladda Soomaaliya oo xil u Magacowday Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Galmudug

Dowladda Soomaaliya oo xil u Magacowday Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Galmudug

0

Dowladda Soomaaliya ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya u Magacowday Maxamed Xaashi Cabdi Carabey oo horay u soo noqday Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Hilaal ayaa sheegay in Maxamed Xaashi Cabdi Carabey la isku raacay in uu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here